This website uses cookies to ensure you get the best experience on our website. Learn more

10 Best place to visit in Ceeldheer Somalia

x

DOOXADII MAREEG IYO DULEEDKII CEELDHEER

Halkani waa magaaladii qadiimiga ahayd ee Mareeg, magaaladani waxay dhanka bari ka jirtaa Ceeldheer waxay u jirtaa celcelis 18 KM. magaaladani waxaa daganaan jiray badi Abgaal Ismaan gaar ahaan beesha wacaysle, waxaa kaloo la daganaa dad kale oo soomaaliyeed iyo ajaanib sida: Taliyaani, beershiyaan, Carab, Hindi iyo kuwa kale. magaaladan waxay caan ku eheed dakad laga soo dajiyo dhar iyo cunto lagana sii dhoofiyo maqaar, subag naasood, gar maraay iyo walxa kale. magaaladan waxaa ku duugnaa bari Caalim ahaa mujaahid aad diinta Islaamka u faafiyay Allaha u naxariistee waa: Sheikh Dauu Culusoow Cubayd.
x

Abudwak Galgaduud Somalia

Kusoo dhawoow YouTube Channnel kayga🙏💕
Waxaan kusoo Gudbin doonaa Bilicda Dalkeena Hooyo iyo
Taariikhdiisa iyo Goobaha Dalxiis Ee Uu lee yahay Iyo Meelaha Ugu Qeyraadka badan

Waxaad kaloo ka Bogon doontaan Halyeeyadii Somaliyeed iyo Halkankii Xoriyadeena


Qeyb ka Noqo Dib U dhiska Dalka

DHAMAANTIIN WAAN IDIN JECLAHAY❤❤🙏🙏🙏
___________________________
Welcome to my YouTube Channel 🙏💕
I will share with you the beauty of our homeland and
History and tourist attractions and the richest places

You will also pay tribute to the Somali legends and our freedom here


Be a part of rebuilding the country

I LOVE YOU ALL ❤❤🙏🙏🙏
_____________________________

مرحبًا بك في قناتي على YouTube 🙏💕 سأشارككم جمال وطننا و التاريخ والمعالم السياحية واغنى الاماكن سوف تشيد أيضًا بالأساطير الصومالية وحريتنا هنا كن جزءًا من إعادة بناء البلد أنا أحبك جميعًا ❤❤🙏🙏🙏
FALLOW ME 👇


x

🇲🇦 The city center of Tangier in Morocco 🇲🇦

Tangier, a Moroccan port on the Strait of Gibraltar, has been a strategic gateway between Africa and Europe since Phoenician times. Its whitewashed hillside medina is home to the Dar el Makhzen, a palace of the sultans that's now a museum of Moroccan artifacts. The American Legation Museum, also in the medina, documents early diplomatic relations between the U.S. and Morocco in an 1821 Moorish-style former consulate.

🔴 For more videos like this one. Please like, comment and subscribe to my channel ❤️

#tangier #tanger #morocco #moroccan #visitmycity #traveldestination #traveling #vacation #maroc #marocain #city
x

#Vlogs_drone_camera.xiriiro city || allow yaa ku raaco intu Canada ka raaro

Channelka iyo pageka Abdala Vlogs kala soco barnamijo xiiso badan
Sida
Vlogs
Travel vlogs
Challenge
x

Ceel-Macaan Vlog part#2😱🛵 #BirTeam

Shares

x

Check Also

x

Menu